Kumandoska Somalia oo sheegay iney howlgal ku laayeen ajaaniibtii ugu badneyd ee ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumandoska Soomaaliya ayaa sheegay in howlgal qarsoodi ah oo ay xalay ka fuliyeen magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe ay ku dileen in ka badan soddon ka tirsan ajaaniibta Al-shabaab. Saraakiisha ciidamada ayaa sheegay iney weerareen guri ay ajaaniibtan ka degenaayeen Magaalada Jilib ee gobolka Jubada dhexe oo … Continue reading Kumandoska Somalia oo sheegay iney howlgal ku laayeen ajaaniibtii ugu badneyd ee ka tirsan Al-Shabaab